Daldeeq Media
LINKS

Notice: Use of undefined constant magic_quotes_active - assumed 'magic_quotes_active' in /home/daldeeqc/public_html/assets/includes/functions.php on line 0

Deprecated: Function mysql_numrows() is deprecated in /home/daldeeqc/public_html/assets/includes/functions.php on line 0
Shabakada Alshabaab SomaliMeMo oo baabuunisay shirkii Wahaabiyada Xagjirka ah



Magaalada Stockholm ee dalka Swedan oo looga dhawaaqay Golaha Midnimada Soomaaliyeed. (DAAWO)

Magaalada Stockholm xarunta dalka Swedan ayaa lagu soo gabagabeeyey Shirweyne Balaaran oo muddo laba maalmood ah ka socday ayada oona halkaas lagu doortay Gole ka shaqaynaya Midnimada Soomaliya.

Shirkan oo ay iskugu yimaadeen Aqoonyahno, Siyaasiyiin, Culumaa'udiin, Ganacsato iyo Bulshada waybaheeda kala duwan ayaa mudadii uu socday waxaa looga dooday sidii ay umadda Soomaaliyeedi ku gaari lahayd midnimo dhamaystiran.

Shirka ayaa inta uu socday waxaa sidoo kale looga hadlay dhibaatooyinka kala gadisan ee ka jira dalka Soomaliya, waxaana falanqayn dheer ka dib ergadu isla garteen in dhibaatada taagan looga bixi karo midow balaaran oo ay gaaraan bulshada Soomaaliyeed

Gabagabadii shirka ayaa ergadii shirku waxa ay isku raaceen in la sameeyo Golaha Midnimada Soomaaliyeed waxaana si rasmi ah halkaas looga dhawaaqay labo Gole oo uu yeelanayo Goluhu.

Aqoonyahan Yaasiin Baynax ayaa Goobta ka akhriyey magacyada madaxdii lagu doortay halkaas waxana uu sidoo kale xusay magacyada Mas'uuliyiinta cusub iyo Xiilalkooda.

Gudoomiyaha Gudiga Fulinta: Sheikh Ing: Cumar Maxamed Maxamuud Aftooje

Gudoomiye Kuxigeenka Gud/Fulinta: Gen Jaamac Maxamed Qaalib

Gudoomiyaha Golaha Dhexe: Dr Zakariye Xaaji Maxamed

Gudoomiye kuxigeen Golaha Dhexe: Maxamud Ducaale Wiish

Xoghayaha Arimaha Dibadda: Cabdi Maxamuud Naasir

Kuxigeenka Xoghayaha Arimaha Dibadda: C/Caziiz Cabdi Ashkir

Xoghayaha Arimaha Qorshaynta: Ducaale Ciise Yuusuf

Xoghayaha Arimaha Bulshada iyo Jaaliyadaha : Yaasmiin Jirdde

Xoghayaha Hantidhowrka: C/llaahi Cabdi Faarax Sujuud

Xoghayaha Maaliyadda: Cumar Maxamed Cali (Cumar Shukri)






Boga warakawww.daldeeq.com daldeeq@live.com

 
WAXBARASHO