![]() |
|
Notice: Use of undefined constant magic_quotes_active - assumed 'magic_quotes_active' in /home/daldeeqc/public_html/assets/includes/functions.php on line 0 Deprecated: Function mysql_numrows() is deprecated in /home/daldeeqc/public_html/assets/includes/functions.php on line 0 Ka jawaabid hadlkii ka soo yeeray horjooge Al-shabaab ah: Maandhow Ixsaanka Lagama Tago Eed Haddaad Galeysid !
Friday May 18, 2012 - 01:13:07
Ka jawaabid hadlkii ka soo yeeray horjooge Al-shabaab ah: Maandhow Ixsaanka Lagama Tago Eed Haddaad Galeysid ! وَ لَا تَحْسِبَنَّ الْلَّه غَا فِلًا عَمَّا يَعْمَلُ الْظَّالِمُوْنَ إِنَّمَا يُؤَخِرُهُمْ لِيَوْمٍ تَشْخَصُ فِيْهِ الْأَبْصَارُ. as cl wr, dhammaan ummadda soomaaliyeed ! gaar ahaan axadkan meesha looga faalloonayo. gafafka uu geystay axadka isaga iyo kooxdii uu ka mid ahaa amaba yahayba, jariimooyinkaas maaha kuwa lagu cabbiro karo erayo. waxaa xaq ah asxaabul xuquuqa uu godobtaas ka galay in ay yihiin dadka qaanuuniyan xaqqa u leh in ay u raacdaan godobtaas ama ay ka cafiyaan.macnaha hey'ad guud ama mid gaara oo xaq u leh ka cafinta eedahaas ma jirto, oo aan ka aheyn dhibbanayaasha. Haddii aan u soo laabto ujeedkeyga, waxa waxa uu yahay; Dareenkeyga/wadnaheyga waxa uu i leeyahay; Mashaa'ikhdaas waxa ay mudnaayeen ugu yaraan in aan u duceyno illeyn ma karnee abaal-marintooda. من صنع إليكم معروفا فكافئوه فإن لم تجدوا ما
تكافئونه فادعوا الله له حتى تروا أن قد كافأتموه. Mashaa'khdaas ma' aysan la' iman sabab ay ku mutaan qaab-dhaqankaas. Axadka maanta laga hadlaayo , la' isaga sheekeyn maayo eedaha uu geystay. Aabbahey sheikh mxyiddiin celi ma jirin gef uu si' gaar uga galay kooxdii qofatay qabrigiisi ee uu hor-joogaha ka ahaa axadkan.goofna ugama jirin. Intaas waa waxa wadnaheyga is weyddiinayo oo uu igu tir-tirsiinayo ma waxaa cafin mudan qof ama koox sidaas ula dhaqantay mawtadii?!!. Balse caliga iyo imaanka waxa ay taagan yihiin mawqif kaa ka duwan waa marki si' miir-qab loo waajaho arrikan. Caqligeyga iyo iimaankeyga waxa ay leeyihiin; magacyada ilaahey waxa ka mid ah; al-cafuww oo ka dhigan macna ahaan ku dhowaad ilaah waa midka cafinta badan waxa uu igu leeyahay cagligeyga ;cafinta looma baahna waqtiga la faraxsan yahay ee waxa loo baahanyahay amaba loomagan yahay cafinta marka ay naftu la il-daran tahay ciilka iyo murugada waana waqtiga uu cafisku ugu waxtarka badan yahay. Caligu waxa kaloo uu leeyahay; laheyste ha' u noqon taariikh hore. Adduunyo sabar laga waayey, waa aakhira janna laga waayey. Waxaan rabaa in aan u sheego ummadda soomaaliyeed ; aniga ilaa hadda maanan qaadan go'aan oo talada kaligey igama go'do. Dhammaan reer sheikh mxyiddiin celi rag iyo dumar ayey igala dheceysaa. Waxaansa ku qanacsanahay in xaq-soor allaah uu ka baaxad weyn yahay kan bani'aadam. Maalinkeeda ayaan la sugayaa qaddiyaddan iyo mawqifka aan iska taagayo. a sincere com-patriot. Boga warakawww.daldeeq.com daldeeq@live.com |