Notice: Use of undefined constant magic_quotes_active - assumed 'magic_quotes_active' in /home/daldeeqc/public_html/assets/includes/functions.php on line 0

Deprecated: Function mysql_numrows() is deprecated in /home/daldeeqc/public_html/assets/includes/functions.php on line 0
Gudoomiyaha Daladda Culimada Galmudug Sh Axmed oo kadigay Tastuurka:

Gudoomiyaha Daladda Culimada Galmudug ahna Madaxa Maxkamada Sare ee Galmudug Sheekh Axmed Yuusuf Jimcaale oo Shir jaraaid ku qabtay Xafiiskiisa Magaalada Gaalkacyo ayaa sheegay i Dastuurka cusub ee la doonayo i loo sameeyo dalka uu kasoo horjeedo shareecada Islaamka, Soomaaliyeed wuxuuna ugu baaqay Umadda inay ka horyimaadaan.

Gudoomiyaha ayaa Tilmaamay i Qodobo badan oo ku qoran Dastuurka la doonayo i dhawaan la ansixiyo ay yihiin kuwo ka soo horjeeda Diinta Islaamka oo si weyn Lidi ugu ah, wuxuuna uu ku sheegay mid ka mid ah Qodobada ku qoran Dastuurka uu yahay qalad sida haweenku inay utartami
karaan oo ay XIL ka qaban karaan Dalka taa oo uu sheegay inaY ka soo horjeedo aayado ka mid ah Quraanka Kariimka.

Sidookale Sheekha ayaab inay ku qoran tahay Dastuurka Umadda Soomnaaliyeed oo laga tirada badan yahay ay qaadan karaan Dhaqankii ay doonaan, wuxuuna ku tilmamay qodobkaas mid isna ka soo horjeeda Shareecada Islaamka oo aan ku wanaagsanayn i Umadda Islaamka ah ay qaataan Dhaqankii ay doonaan.

Sheekh Axmed Yuusuf Jimcaale ayaa hadalkiisa sii raaciyay i Qodobo badan ay ku jiraan Dastuurka dhawaan la filayo i Dalka loo sameeyo kuwaas oo uu sheegay inaysan u cuntamin inaY qaatan Shacabka Soomaaliyeed.
Wuxuuna ku eedeeyay Dalalka Shisheeye inaY soo maleegeen Qorshajaasha ka dhanka ah umadda Soomaaliyeed ee vax u dhimaya Diinta Islaamka ee Wanaagsan.

Hadlka Gudoomiyaha Daladda Culimada Galmudug ayaa ku soo aadaya Xili inta badan Qaybaha Bulshada ay ka soo horjeesteen Dastuurka dhawaan lagu Wado i la ansixiyo.
Boga waraka www.daldeeq.com daldeeq@live.com